Qaybta Qalabka Dhismaha ee Shirkadda Towfiiq waxa aad ka heli kartaa qaybaha kala geddisan ee qalabka dhismaha, sida alwaaxda, biraha shubka, tarniigga, biraha albaabbada, iwm.